Dhaqanku waa calaamada. Umadaha lugukala garto. waana astaanta jiritaanka Umadkasta.
waxaan leenahay Dhaqan suurta galiya Nolol qiimibadan, leh taariikh wanaagsan iyo sooyaal
Dhaqan keena waxaa kamida Xooladhaqashada. Afsoomaaligu waa luqaddeena.
Cunto caafimaad badan waanleenahay. dhamaantoodna waa muqdas inaan
baranaa haddaan doonayno inaan ilaalino jirtaankeena.
Luqaduunu waxayku dayacantahay Baraha Bulshada. halkaas waxaa ka muuqda
inaanahay iskuma taliyayaal, iskuma tashayadayaal, aan isla tashan rabin
inaanahay. waayo Luqadda qof kastaa wuu ugafayaa. qofku ceebinay,
kacelinayaa majirto.
si aan udhawrno dhaqan keena una ilaalino. waa inaan ka hortagnaa
burburinta lugu hayo luqadeena Soomaaliyeed. yaanaan ku lalabin luqado
qalaad. gaar ahaan markaan sheekaysanayno, ama aan isticmaalayno baraha
Bulshada. Baraha Bulshadu waa halka ugu muhimsan waxay ka gudbaan
Qaaradda.
markaan rabno inaan firkir wadaagno. haddaan isticmaalno "afar Eray oo
Afqalaad ah". waxaa lagayaaba in nuxurkii fikirkaaga oo faa iido
noolahaa nahareer maro. adoo kusoo dhibtooday helitaanka Ereyadaas.
waxaad heli kartaa oo Alle nugu manaystay wabiyaal Ereyo facwayn ah. sifududna aad ku soohelikarto.
![]() |
| dhaabe |
u isticmaalin bartaada Bulshada ilkamida ilaha kobciya/faafiya dhaqan
keena Soomaaliyeed. haka dhigin. illugula diriro dhaqanka Soomaaliyeed.
ilaalinta Dhaqan kaagu waa xaqiijinta jiritaan keena.
soodhiga baraha Bulshada adinkoo ku labisan. dharka Hidaha Dhaqanka Soomaaliyeed.
![]() |
| geel aroora |
anakoo Geel lajoogna Burdhaabena cunayna, oo Caano dhamayna. islama
markaasna Luqadeena ku larayna hadaan soodhigno waxay gaaraysaa meel ka
baxsan qaarada.
madiidani in lahorumaro ee waxaan diidaynahay. in horumar lamoodo adoo
weerar cad ku haya jiritaan keenaa. sidadbana luqadaada ubaabi'inaya.
ayadoo awalba dayacneed oo halka ay ku kaydsan tahay aytahay Carabkeena
ookaliya.
Qormadayda cidna ulama jeedo yaan laqooran oo yaan lugu imaan wadayday ku joogto.


No comments:
Post a Comment